Labo Sargaal oo katirsanaa Al Shabaab oo laga saaray Golaha Fulinta ee kooxdaasi

Hey’adda Nabad sugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa shaacisay in khilaaf uu soo kala dhax galay Hogaanka sare ee Al Shabaab, waxaana la sheegay in khilaafka sababay in Hogaanka Al Shabaab xil ka qaadis sameeyo. Qoraal kooban oo kasoo baxay Hay’adda NISA ayaa lagu sheegay in Amiirka guud ee Al-Shabaab Axmed Diiriye uu ka saaray … Continue reading Labo Sargaal oo katirsanaa Al Shabaab oo laga saaray Golaha Fulinta ee kooxdaasi